WARARKA SOOMAALI

Daawo: 15-Jirkii Caqliga Badnaa ee Dhagaxa Lagu dilay Boosaaso iyo Muuqaal xanuun badan-Video

C.raxmaan Faysal Aadan waa Wiil aad u yaraa oo Caqli iyo Garasho Alle siiyey,  Dhowaan ayaa si Arxan daran loogu dilay magaalada Booosaso ee Xarunta gobolka Barri.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Waraysigan waxaa horay uga qaaday Cali Ducaale Sawir qaadaha madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaajo Sanadkii 2015,  Wuxuu Xiligaasi ka hadlay Dhibaatada Tahriibta, Balwada, iyo Qorshaha Noloshiisa

SOMALI NEWS

To Top