Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Amniga Qaranka, hey’adaha amniga iyo maamulka Gobolka Banaadir, kaasi...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar...
Taliska ciidamada kummaandooska DANAB ee uu Mareykanka tababaray ayaa ka hadlay warar maalmihii lasoo dhaafay lagu faafiyay baraha Bulshada oo lagu sheegayay...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee howlgalka u jooga qeybo kamid ah Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee...
Al-Shabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo saaka ku qaaday saldhig ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda loo yaqaano ku leeyihiin...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay Guddiga ka...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa gaadiid farabadan oo nooca dagaalka ah ku wareejisay dowlad Goboleedka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmed Madoobe, gaadiidkaas...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa faah faahin ka bixiyey guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee...
Taliyaha qaybta guud ee Booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Sare, Mahdi Cumar Muumin (Macalin Mahdi) ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Taliyeyaasha qeybaha iyo...
Wasiiru-dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliska ayaa ka qeyb galay Munaasabad Safaaradda Talyaanigu ku wareejisay Gaadiid dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada Booliska dowladda...