Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo isticmaalaysay magacyada kala ah (Faa’iso, Aasiyo iyo Faysa) ayaa loo soo xeray kamid ahaanshiyaha Daacish iyo u qaabilsanaanta...
Weerar loo adeegsaday bambooyinka gacanta laga tuuro ayaa waxaa fiidkii xalay lagu weeraray saldhiga degmada Howlwadaag ee Gobolkaan Banaadir, waxaana kasoo baxaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Alcadaala ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal lagu dilay xubno ka tirsan...
Wasaaradda Difaaca ee Jamhuuriyadda Islaamka ee Iiraan ayaa maanta shaacisay in la faahiliyey Weerar Diyaaradaha Drones-ka hubeysan ku beegsan lahaayeen Warshad lagu...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle, kaasi oo ka qabsoomay magaalada Jowhar ee...
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo duhurnimadii Maanta ka dhacay degaanka Kala-bayr ee Gobolka Bari, Inta...
Ciidamada Amniga ayaa Cadaado ka soo xeray December 27-keedii Sanadkii tegay Odoyaal heshiis kula soo galay degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug inta...
Afhayeenka guud ee kooxda Al-shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay cunaqabateynta dhaqaale ay dowladda Federaalka...
Kooxo hubeysan oo watay Bastoolado ayaa gudaha degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir ku dilay Wasiiru dowlihii Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee...