WARARKA SOOMAALI

Daawo Qosolka:Barnaamij lagu Karbaashay Golaha Wasiirada cusub“Wasiir Caato ah Dooni mayno,,iyo Mudaharaad Baaladhan-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka Sheeko gaaban oo laga sameeyay, Marka la magacaabo Golaha Wasiirada, Sida uu Noqdo Dareenka kuwa ay Qabyaaladu Biyo dhigatay, ee Moodaya in wasiirkooda loo magacaabay Qoyska uu kasoo Jeedo, Iyadoona markii ay isku soo baxeen oo Caqli celiyey kadibna ay iska kala Dareereen.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah dadka Soomaaliyeed ayaa waxay Qabyaaladu la Maraysaa Meel aad u xun, Taasi oo keenta inay wax kasta ku saleeyaan, oo ay Reerkooda ka dhex eegaan, Halka Dalalka Horumaray iyo Dunida kale lagu Xisaabto yaa

SOMALI NEWS

To Top