WARARKA SOOMAALI

Daawo- Afhayeenka Huwanta weerartay Yemen Gen. Asiri oo gacan la saaray Iyo Suudhkiisii oo la wasakheeyey-Video.

Koox dhalinyaro isugn jira Yemeniyiin iyo Ingiriis ayaa weeraray Gen Ahmed Al Asiri oo ah afhayeenka hawlgalada SUcuudigu ka wado dalka Yemen, xili ay ka qaybgalayeen shir leeyihiin gudida xidhiidhka ee golaha Yurub, waxaana kaladhka ku dhegay nin Dhalinyaro ah oo u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha ee Yemen, wuxuuna damcay inuu weydiiyo sababta ay shacabka ugu laynayaan, balse markii danbe ayuu Gen.Asiri Farta u taagay Sam ayaa wax u Eg moos qubkiis dhabarka dhuftay Jananka, waxana la arkayey markii danbe ayadoo Suudhkiisii oo wasakh ah uu shirka ka soo baxay kolkt dhamaaday.

HALKAN KA DAAWO…

Waxa warar soo baxayaa sheegayaan in goordanbe la xidhay SAM.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top