WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faysal Cali Waraabe oo toogasho ugu hanjabay mid kamidda Xildhibaanadda Golaha wakiiladda Maamulka Somaliland-Video

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa Ceeb kala Kulmay Xaflad uu ka Hadlayey kadib markii Buuq Dhexmaray Xildhibaan ka mida Barlamaanka Somaliland Waxaana Faysal ugu Hanjabay Xildhibaankan oo Lagu Magacaabo Balaaki Dil Toogasho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Cali Waraabe ayaa Dhaliilayey Barlamaanka Somaliland oo uu ku Eedaynayey inuu Xiligoodii Dhamaaday isla Markaasna Sharci Daro ku Fadhiyaan.

SOMALI NEWS

To Top