Cabdiwaaxid C.laahi Khaliif oo ku sugan Dalka Ingriiska ayaa sheegay inuu Madax ka yahay Gudiga Wadahadalka Dawlada Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab. HALKAN...
Waxaa soo baxaya faahfaahino hordhac ah oo ku saabsan weeraro ka dhacay goor dhow magalada London ee dalka Britain kuwaasoo loo adeegsaday...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay....
Shacabka Kunool Magaalada Buuhoodle Ayaa Taageero Balaadhan u Diray Xukuumada Somalia ee Hogaaminayo Xasan Cali Khayre Waxayna Sidoo Kale soo Dhaweeyeen Wasiirka...
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Khaatumo Ahmed Xaaji Cali oo Warbaahinta Buuhoodle Kula Hadlay Ayaa sheegay in Wadahalkii Khaatumo iyo Maamulkaasi Somaliland aanu...