WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Khaatumo oo ka hadlay Wada hadalka Khaatumo iyo Soomaliland u furmay Golaha Wasiirada cusub iyo-Video

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Khaatumo Ahmed Xaaji Cali oo Warbaahinta Buuhoodle Kula Hadlay Ayaa sheegay in Wadahalkii Khaatumo iyo Maamulkaasi Somaliland aanu Wali Furmi Waxana uu sheegay in Ergadii Maamulka Khaatumo Ay Haatan ku sugan Yihiin Wadankaasi Jabuuti.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Wasiiirka Ayaana sheegay in Loo Baahan Yahay in Shacabka Khaatumo Ay Taageeraan Wadahadalkaasi oo Midho Dhal Wanaagsani Ka soo Bixi Doonaa Labada Shacab ee Khaatumo iyo Somaliland” Waxaana uu sheegay in Ergadii Khaatumo Haatan sugayaa Dhinaca Kale.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top