WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wafti ka socda Hay,adda NPA oo soo gaadhay Magaalada Buuhoodle kulamo kala duwana la qaatay Odaaysha iyo Waxgaradka-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Booqasho Ku Tagay Wafti Balaadhan oo Ka Socda Ha,yada Caalamiga ah ee NPA Somalia Waftigani Ayaana Waxay Kulamo La Qaateen Waxgaradka Buuhoodle oo Ay Kala Hadleen Xaalada Nabad Galiyada ee Buuhoodle iyo Abaaraha Ka Taagan Buuhoodle.

Halkani Ka Daawo Vedio

Garaad Abdirisaaq Garaad Soofe iyo Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Qaarkami ah Waxgaradka Deegaanka Ayaana Kulankaasi ka Qayb Galay Waxayna Warbixin Ka siiyee Guud ahaan Xaalada Buuhoodle ee Xiligan oo Deegaanka Ay Ka Jiraan Abaaro Baahsan.

 

Cali dhagjar

Buhodle

SOMALI NEWS

To Top