WARARKA SOOMAALI

Daawo:Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ku Xidhan Saldhiga Hargeysa iyo Sabab yaab leh oo lagu haysto+Cadaalad Darada Maamulka Hargeysa-Video

 Waxaa magaalada Hargeysa  ku xidhan Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ka mid ah maamulka dugsiga Nuuradiin,  Waxaana lasoo xidhay ka dib markii lagu eedeeyey inuu magaciisu u eegyahay magaca Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed  Maxamed Siilaanyo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Maamulka Dugsiga oo ka hadlay Xadhiga loo gaystay Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in magacaasi Wakhti dheer la odhan jiray, Balse shalay ay Ogaadeen markii  baabuur uu watay ay lacag ku ganaaxeen ciidamada nabad-gelada waddooyinka ee Taraafikadu ka dibna uu macallin Siilaanyo ka codsaday inuu lacag ugu soo diro Zaad-ka sidaasina ay Taraafikadii ku arkeen magaca Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo .

SOMALI NEWS

To Top