WARARKA SOOMAALI

Daawo:Shacabka Buuhoodle oo soo dhaweeyey Golaha Wasiiradda Cusub,Hambalyana u diray Wasiirka Kaluumeysiga Dr Cabdirahman Mahamed Hashi-Video

Shacabka Kunool Magaalada Buuhoodle Ayaa Taageero Balaadhan u Diray Xukuumada Somalia ee Hogaaminayo Xasan Cali Khayre Waxayna Sidoo Kale soo Dhaweeyeen Wasiirka Cusub ee Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada Dr C/raxmaan Maxamed Xaashi oo ah Aqoon Yahay Ka soo Jeeda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Golaha Wasiirada ee Somalia oo Shalay La Magaacabay Ayaana Haatan Lagu Wadaa in Baarlamaanka Somalia La Horgeeyo si ay u Helaan Codka Kalsoonida oo Guud ahaan Haatan Dawladu ku Mashquulsantahay Ansixinta Golaha Wasiirada ee Somalia

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

SOMALI NEWS

To Top