WARARKA SOOMAALI

Daawo:Culimo ku sugan Ingiriiska oo sheegay inay Wada-hadal u Furuyaan Dawladda Soomaaliya iyo Al-shabaab+Warbixin xasaasi ah-Video

Cabdiwaaxid C.laahi Khaliif oo ku sugan Dalka Ingriiska ayaa sheegay inuu Madax ka yahay Gudiga Wadahadalka Dawlada Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ugu horayn waxaa wax laga waydiiyey Sababta ku dhalisay Fikradan, Sida Dawlada iyo Kooxda Xagjirka loo Wadahadalsiin Karo, Wuxuuna sheegay inuu Wakhti dheer kusoo jiray arimaha Xal u helida Xaaladaha Soomaaliya.

Kooxda Al-shabaab ayaa ka mid ah Caqabada ugu wayn ee Xiligan hortaagan Dawlada Soomaaliya, iyadoona ay kala Kulanto Weeraro iyo dagaalo toos ah.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top