Odayaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha Hawiye ayaa mar kale fariin adag kasoo saaray khilaafka ka taagan golaha wasiirada cusub. Nabadoon Maxamed Xassan...
Waxaa Gaadhi Kula gadoomay Galbeedka magaalada Hargeisa Xubno kamid ah Kooxda Xidigaha Geeska oo uu ka mid yahay Mursal Muuse iyo Axmed...
Mid kamid ah macalimiintii wax soo bartay madaxweynaha DF Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in...
Marwada Koobaad ee dalka Saynab Cabdi Macalin ayaa magaalada Muqdisho ku Booqatay Fanaanadii Qaranka Saynab Xaaji (BAXSAN) iyo Dhaawacyo kale oo yaala...
Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya inuu maamulkiisa u magacaabayo Raysal wasaare, Wuxuuna sheegay in...