WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xaaska Madaxweyne Farmaajo oo qaaday Talabadeedii ugu horeysay iyo shacabka Muqdisho oo ku farxay kadib Booqasho-Video

Marwada Koobaad ee dalka Saynab Cabdi Macalin ayaa magaalada Muqdisho ku Booqatay Fanaanadii Qaranka Saynab Xaaji (BAXSAN) iyo Dhaawacyo kale oo yaala Cisbitaalka Madiina, waxayna u kuurgashay Xaalada iyo Duruufaha ay Dhakhatiirtu ku shaqeeyaan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Marwo Saynab ayaa Dhakhaatiirta uga mahad celisay Dedaalka ay Bulshada ugu Jiraan, waxayna sheegtay inay Nolosha ugu Horeeyaan Nabada, waxbarashada iyo Caafimaadku, islamarkaana waxay dadka Soomaaliyeed ee Waxbartay ee ku Nool Qurbaha ugu baaqday inay dadkooda gacan siiyaan.

Wararka [email protected]

SOMALI NEWS

To Top