WARARKA SOOMAALI

Daawo Wareysi:Shiriif Xasan oo Su,aalo adag lagu karbaashay iyo hadal dhawaan ka soo yeedhay oo uu beeniyey-Video

Madaxwaynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa ka hadlay Wararka sheegaya inuu maamulkiisa u magacaabayo Raysal wasaare, Wuxuuna sheegay in Warkaasi si khaldan loo Fasiray, Islamarkaana uusan Jirin Raysal wasaare uu samaynayo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Arinkaasi mid waxba ka jiraan maaha, Luuqada aan markaasi ku hadlayey ayay Fahmi waayeen, Luuqada Maayga Sare ayaanu u Qaadi doonaan, Anigu waxaan idhi Laba wasiir masamayn karno oo ah Gaashaandhiga iyo Arimaha debeda, Laakiin Wasiirada kale inta ku magac leh inaan samayno, meel Raysal wasaare magaciisa lagu soo qaaday ma Jirto, Ma Waali ee Miyirkayga Waan qabaan inaan maamul Goboleed lahayn Raysal wasaare”. Ayuu yidhi.

Wararka Horufadhi.com

SOMALI NEWS

To Top