WARARKA SOOMAALI

Daawo:Kooxda Xidigaha Geeska ee Hargeysa ka dhisan oo Gaadhigii isla Rogay iyo Qaylo ka soo yeedhay “Ilaahay baan u toobad keenaynaa,,-Vieo

Waxaa Gaadhi Kula gadoomay Galbeedka magaalada Hargeisa Xubno kamid ah Kooxda Xidigaha Geeska oo uu ka mid yahay Mursal Muuse iyo Axmed Wali Furinle, Iyadoona Alle uu ka badbaadiyey Shilkaasi Naxdinta badan.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

“Ilaahay ayaa Na Badbaadiyey, Todoba Qof ayaanu Ahayn,  Waa digniin, Ilaahay ayaau  uToobad Keenaynaa” Ayuu yidhi Axmed Wali Furinle.

 

SOMALI NEWS

To Top