Garaadka guud ee Gobollada SSC Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa 15 sano kadib maanta dib ugu laabtay magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii dowladda Sweden ku ogolaatay in Safaaradda Turkiga ku leedahay magaalada Stockholm lagu hor...
Warbixin uu soo saaray Bangiga Adduunka (The World Bank) ayaa lagu shaaciyey inay dalalka Somalia, Mozambique iyo Madagascar moqdeen dalalka ugu sareeya...
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee galabta soo afjaray weerarkii Maanta Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir....
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qaraxyo ku bilowday oo duhurnimadii Maanta Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Maamulka Gobolkaan Banaadir,...