Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Shir Balaadhan Ku Yeeshay Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Gaar ahaan Madaxdhaqameedka, Cuqaasha iyo Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Waxayna...
Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta ka Dhacay Shir Balaadhan Kaasi oo Lagu Taageersanayaa Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland Gaar ahaan Shirka Dhawaan LA Filayo...
Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay donayaan in ay u diraan Dalka Baarma ciidamo gaadhaya shan kun oo askari madaama aysan lahayn Diyaarado....
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray Xero ciidan oo ay Imaaraadka Carabta ku tababaro ciidamada dowladda, taasoo ku taal degmada...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari” sheegay in aan loo dulqaadan doonin in la baajiyo Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana xildhibaanada intay...