WARARKA SOOMAALI

Deg Deg Daawo: Madaxdhaqameedka Buuhoodle oo ka hor-yimid shir Burco sheegayna in Qabsoomida Shirweynha Buhodle awood ku hergeli doono-Full-Video.

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta Shir Balaadhan Ku Yeeshay Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Gaar ahaan Madaxdhaqameedka, Cuqaasha iyo Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Waxayna Shirkooda Ku Diideen Shirka Burco iyo Wadahalka Khaatumo iyo Somaliland.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Garaad C/risaaq Garaad Soofe oo Halkaasi Ka Hadlay Ayaana Ka Digay in Shirkaasi ay ka Qayb Galaan Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Waxana Kaloo uu Garaadku sheegay inuu Buuhoodle ka Furmayo Shirwaynaha Midayda Deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn.

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top