WARARKA SOOMAALI

Daawo: Kulan lagu tageerayo shirka Burco oo maanta ka dhacay Buuhoodle-Video

Magaalada Buuhoodle Waxaa Maanta ka Dhacay Shir Balaadhan Kaasi oo Lagu Taageersanayaa Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland Gaar ahaan Shirka Dhawaan LA Filayo inuu Ka Dhaco Magaalada Burco ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer.

HALKANI KA DAAWO VEDIO

Shirkaasi Ayaana Waxaa Ka Qayb Galay Qaarkamid ah Cuqaasha Buuhoodle Gudoomiyaha Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar Xasan iyo Masuuliyiin Kale oo Halkaasi Goob Joog ahaa Kana Hadlay Shirkaasi.

SOMALI NEWS

To Top