WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Maamulka Somaliland oo sheegay in ay Ciidamo u dirayaan Dalka ay dhibaatadu ka taagan tahay ee Barma-Video

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay donayaan in ay u diraan Dalka Baarma ciidamo gaadhaya shan kun oo askari madaama aysan lahayn Diyaarado.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Xildhibaan Nacnac oo kamid ah Xildhibaanada Caanka ka ah magaalada Hargeysa iyo Somaliland ayaa maanta mar uu la hadlayay warbaahinta waxaa uu sheegay in ay doonayaan in ay Ciidamo ugu gargaaraan dalka Baarma.

 

SOMALI NEWS

To Top