Shir lagu dhex dhexaadinayo madaxda maamul Goboleedyada iyo dowladda dhexe ayaa xalay si rasmi ah uga furmay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka...
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen. Maxamed Axmed Jicmaale (Cirfiid) iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalayka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay wixii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka...
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay ka hadlayay shirka wadatashiga ee Maamul goboleedyada uga furmay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inuu...
Shirka Wadatashiga ee u dhaxeeya Maamul goboleedyada ayaa caawa ka furmay guriga Martida ee magaalada Kismaayo, iyadoo Madaxweynayaasha maamul goboleedyada ay furitaanka...