Madaxwaynihii Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinka dambe ku sugnaa magaalooyinka Buuhoodle iyo Widh-widh, Sidoo kalana Kulamo kala duwan Caynaba kula qaatay...
Musharaxa Xisbiga Kulmiye ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlayey Magaalada Hargeysa ee Xarunta Maamulkaas,ayaa waxaa uu ka...
iyadoo oo ay sadex Maalin oo kaliy ka hadhsan tahay Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Somaliland ayaa gudiga doorashada ee Somaliland waxaa ay...
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa laga soo dejiyay isaga oo gacmaha ka xidhan askari katirsanaa Ciidamada Puntland oo dhawaan dhibaato...
Waxaa maalintii Shalay soo gebageboobay ololaha doorashada madaxtinimada ee maamulka Somaliland, kaas oo soo socday 21-kii maalmood ee ugu dambeeyey. Waxaana haatan...