Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa booqanaya dalka Niger ,lugtii labaad ee booqashadiisa kooban ee uu ku marayo wadamada Afrika....
Golaha Aqalka Sare ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoona ansixiyay hindise sharciyeedka dhowrista xogta, kadib markii gudddigii ka soo shaqeeyey...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa Maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,...
Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa iska fogeysay in Diyaarad Helikobtar ah looga soo riday waqooyiga dalka Iraq. Baraha Bulshada ayaa lagu...
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa inuu maanta ka furmo magaalada Baydhabo ee...