Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gacanta kusoo dhigay wadaad mu’adin ah oo shalay deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho ku...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa qadka telefoonka wada-hadal ku yeeshay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyaga oo ka wada...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dil naxdin iyo Argagax leh oo saaka ka dhex dhacay gudaha masaajid ku yaalla deegaanka Garasbaaley...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa afar Diyaarad oo mucaawino kala duwan ah u dirtay Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, halkaas oo uu...
Al-Shabaab ayaa arroornimadii hore ee saakay waxaa ay weerar ku bilowday qarax Is-miidaamin ah ku qaaday saldhig ciidamada Maamulka Jubbaland iyo kuwa...