Dagaal u dhexeeyay ciidanka ATMIS gaar ahaan kuwa Itoobiya iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, dagaalka ayaa...
Kalfadhiga seddaxaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu si rasmi ah u furay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Munaasabad...
Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaio ayaa soo dhaweeyay Go’aankii Golaha Wadatashiga Qaran ay heshiiska uga gaareen nidaamka doorashooyinka...
Madaxweyne hore iyo Ra’iisul Wasaarayaal hore ayaa ka soo horjeestay qaar ka mid ah go’aanadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran, kadib shirkii...
Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda ee saldhiga ku leh duleedka magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha...