Hogaamiyaha Maamulka Iskii ula baxay Soomaaliland ee ka jira waqooyiga Soomaaliya Axmed Siilaanyo ayaa xalay seefta luud luudka ah la dhex qaaday...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay u ambabaxaan magaalada Kismaayo ee xarunta KMG...
Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Juxa ayaa helay taageerada haweenka Soomaaliyeed ee magaaladda Muqdisho kadib kulan dhacay. Haweenka ayaa wasiirka usoo bandhigay...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa la horkeenay Axmed Cabdullaahi Cabdi Ceydiid iyo Cismaan Salaad Barre oo loo heysto in...
Deegaanka Gocondhaale ee Buuhoodle Waxaa Shir Balaadhan Ku Qaatay Cuqaal iyo Waxgarad Ka soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle Waxayna Ka Warbixiyeen Deegaanka Gocondhaale...
Madaxweynaha maamulka Garoowe Cabdiweli Gaas ayaa maanta ku dhawaaqey gole wasiiro oo cusub oo u badan Wasiiru dowlayaal iyo wasiiro ku-xigeeno. Cabdiweli...
Cabdiraxman waa wiil yar oo kamid ah Caruurta Magaalada Laascaanood Madasha Midnimo oo waraysi laba su,aalood ah waydiisay ayuu wuxuu sheegay go,aan...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shalay wacad ku maray inuu wax ka qabanayo hanaanka cadaaladda ee dalka Soomaaliya, oo qaladaad badan...
Xildhibaan hore Muxudiin Xasan Afrax oo wareysi siiyay midnka mida idaacadaha ku yaala magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in madaxweynaha Dowladda federaalka Maxamed...
Daawo- Sida dunidu uga hadashay dalalka Carabta ee xidhiidhka u jaray Qaddar iyo cawaaqib xumadiisa Waxaa soo jeedinay Wariye Saleebaan Xaashi oo...