WARARKA SOOMAALI

Daawo:Ragii ka danbeeyay Dilkii Wasiir Cabaas Siraaj oo Maxakamad lasoo taagay,Ma Qirteen Dambiga-Video

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa la horkeenay Axmed Cabdullaahi Cabdi Ceydiid iyo Cismaan Salaad Barre oo loo heysto in ay ka danbeeyeen dilkii Wasiirkii howlgaha guud iyo dib-u-dhiska Cabaas Siraaji 03, May ee sanadkan xili habeennimo ah lagu toogtay meel aan ka fogeyn xarunta madaxtooyada Sooomaaliya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Ragga maxkamada ka soo hor muuqday ayaa ka mid ahaa ilaalada gaarka ah ee Hanti-dhowrkii guud ee Qaran Dr. Nuur Faarax oo markii danbe xilkiisa ku waayay dilka wasiirka oo lagu eedeeyay in ilaaladiisa ay ka danbeeyeen.

SOMALI NEWS

To Top