WARARKA SOOMAALI

Daawo:Wasiir Juxa oo Tageero lama Filaan ah ka helay Reer Muqdisho iyo Sababta-Video

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Juxa ayaa helay taageerada haweenka Soomaaliyeed ee magaaladda Muqdisho kadib kulan dhacay.

Haweenka ayaa wasiirka usoo bandhigay in door weyn ay ku leeyihiin bulshadda iyo siyaasadda ayna doonayaan in xaquuq badan ay ku yeeshaan dowladda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Qaar kamid ah xubnihii haweenka oo si weyn utaageerayay qorshaha wasaarada arimaha gudaha iyo Wasiir Juxa ayaa sheegay iney ka shaqeyn doonaan sidii wasaaradaas uguuleysan laheyd.

Wasiir Juxa oo halkaas hadal ka jeediyay ayaa umahadceliyay Haweenka Muqdisho isagoo dhanka kale balanqaadyo Cajiib ah usameeyay.

SOMALI NEWS

To Top