WARARKA SOOMAALI

Daawo:Beel kamid ah Beelaha Dega Buuhoodle oo Degsiimo cusub ka bilaabay Deegaanka Gocon-dhaale-Video

Deegaanka Gocondhaale ee Buuhoodle Waxaa Shir Balaadhan Ku Qaatay Cuqaal iyo Waxgarad Ka soo Jeeda Deegaanka Buuhoodle Waxayna Ka Warbixiyeen Deegaanka Gocondhaale oo haatan Laga sameeyey Deegaan Cusub Isla Markaana haatan ay Ku soo Guureen Qoysas Barakacyaal ah Kuwaasi oo Xoolihii ay Dhaafeen.

 

 

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Ugu Horay Waxaa Halkaasi Ka Hadlay Maxamuud Maxamed Culujoog iyo Oday Maxamuud Bacaluul oo Kamid ah Waxgaradka Beeshaasi Waxayna Ka Warbixiyeen Muhiimada Haatan Deegaanka Cusub Halkaasi Looga Hir Galiyey Waxayna Fariin u Direen Beelaha Buuhoodle

 

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top