Wariye Samafalle Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa waxbixin Qiiro badan ka diyaariyey Deegaanka Suuxowlle oo Duleedka Laascaanood ah halkaas oo ay xeryo Qaxoonti...
Ciidamada Booliska maamulka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay Qarax Saaka ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Qaraxan...
Iydoo Baryahanba ay soo badanayeen wadada siyaabaha kala duwan u Cilaajiya Dadka Xanuunsan ee ka Cabanaya Xanuunada Sixirka,Isha,Jinka iyo waxyaabaha kala ee...
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali jeyte Cismaan ayaa ugu baaqay dadka leh Gaadiidka ka baxa Gobolka Hiiraan in ay Koontoroolaan waxyaabaha la saarayo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa mar uu ka hadlay waxyaabaha uuu muhiimada siin doonto xukuumadiisa sadexda Bil ee soo socota wuxuu...
Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamul Garoowe Axmed Axmed Karaash ayaa ka hadlay mowqifka Maamulka Puntland ee dowladda federaalka Soomaaliya....
Ciidamada booliska ee degmada Yaaqshiid ee gobolka ayaa Banaadir gacanta ku soo dhigay wadaad lasheegay in Uureeyay gabar yar oo qoyskeeda ugu...
Qaar kamid ah haweenka magaaladda Muqdisho ayaa sheegay iney si weyn ugu dhibtoodeen banaanbaxii lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo ee ka dhacay garoonka...
Dalalka Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, Masar iyo Baxreyn ayaa ku dhawaaqay inay xiriirka diblomaasiyadeed u jareen dowladda Qadar. Qadar ayaa lagu eedeeyay inay...
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa soo gaadhay degmada Caabudwaaq, halkaasii lagu soo dhoweeyay, waxaa...