WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Farmaajo muxuu ka shaqeyn doonaa Sadexda Bilood ee soo socda?-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa mar uu ka hadlay waxyaabaha uuu muhiimada siin doonto xukuumadiisa sadexda Bil ee soo socota wuxuu sheegay in ay noqon doonto arrinta Cadaaladda iyo sinaanta.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dheeraad arrinta Cadaalladda wuxuuna hoosta ka xariiqay in uu xukuumadiisu doorka ugu weyn ka qaadan doonto sidii dalka Cadaalad loogu heli lahaa isla markaana loo soo celin lahaa Hanaankii Dowlad wanaaga iyo Kalsoonidii shacabka Soomaaliyeed.

SOMALI NEWS

To Top