Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa si weyn utaageeray qorshaha ay dowladda Soomaaliya ka bilowday Muqdisho...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faa’ido ka helay booqashadii uu dhowaan ku tegey dalka Boqortoyada Sacudi Carabiya taasna...
Koobkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Ururka Ardayda Daraawiisheed ee Waxka barata Gobolka Banaadir ee Magaciisa Loosoo gaabiyo (DSU), Waxaana lagu maamuusay...
Dalalka Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar oo xiriirkii diblomaasiyadeed u jaray dalka Qatar, waxaa dib ugu soo biiray Yemen & wamadamo kale,...
Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay jirdil loo geystay Fanaanka Cabdi Dhaanto oo kamid ah fanaaniinta magaaladda Muqdisho. Fanaankan ayaa waxaa isagoo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ah Dowlad curdun oo Kaliya Muddo Boqol Maalmood iyo Wax Yar Shaqeyneysa Waxaan Oran Karaa waa ay Ku...
Diyaaradda Qatar Airways oo ka mid ah diyaaradaha caalamiga ee ugu caansan Adduunka ayaa bilowday inay isticmaasho Hawada Soomaaliya. Dowladaha Sacuudiga, Masar,...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo halkaasi oo si weyn ay ugu soo dhoweeyeen mas’uuliyiinta maamul Goboleedkaasi.Waftiga madaxweynaha...
Xiisada ka dhex taagan wadamada Khaliijka oo shalay gaartay heerkii ugu xumaa ayaa la bilaabay dadaal lagu hakinayo xiisadan diblumaasiyadeed. Dowladaha Kuwait,...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose, halkaasoo wafdiga Madaxweynaha...