WARARKA SOOMAALI

Xukuumada Farmaajo oo kahadashay Fanaankii lagu jirdilay Madaxtooyada +Video

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay jirdil loo geystay Fanaanka Cabdi Dhaanto oo kamid ah fanaaniinta magaaladda Muqdisho.

Fanaankan ayaa waxaa isagoo kusii jeeda wasaarada Warfaafinta jirdil iyo dhaawac ugeystay ciidamada ilaaladda madaxtooyadda Soomaaliya, waxaana uu haatan jifaa isbitaal lagu daaweynayo.

RIIX HALKAAN VIDEO DAAWO

Wasiirka Warfaafinta dowladda Soomaaliya Eng C/Raxmaan Yariisow oo sheegay inuu dalka ka maqan yahay ayaa fariin uu boggiisa Facebook soo dhigay ku sheegay inuu ka xun yahay dhibaatadaas.

SOMALI NEWS

To Top