Xiisaddii Qaddar oo wejikale yeelatay Turkeyga oo ciidamo u daabulaya, Baxreyn oo ku hanjabtay tilaabo Military, Dunida oo fajacsan & Wax la...
Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Rahma Warsame ayaa nin caddaan ah ilkaha ka daadiyay, kadib markii ay isku dayday in ay kala...
C/wali Seed Cilmi oo maalmo ka hor uu Madaxweynaha Puntland u magacaabay wasiiru dowlaha Xanaanada xoolaha ee maamulkaas ayaa xilkaas iska casilay...
Wasiirka Amniga Maamulka Garoowe ee Puntland Qarjab oo maanta markii xaaladu meesha adag maraysay shir jaraa,id ku qabtay gudaha magaalada Garoowe ayaa...
Waxaan halkan ku soo bandhigayanaa muuqaal mar labaad laga soo duubay Cabdillaahi maxamed ciise sooyaan oo mudo aad u badan ku dhibanaa...
Faah faahin ayaa ka soo baxaya dagaal xooggan oo saaka ka dhacay deegaanka Af Urur ee Gobolka Bari, kaasoo qiyaastii 80Km koofur...
Shabakadda Wararka ee Horufadhimedia.com ayaa heshay xog dheeraad ah oo ku aadan dagaalka culus ee ka socda duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka...
Milateriga Myanmar ayaa sheegay inay heleen burburka diyaarad xamuulka u qaadi jirtay ciidammada cirka ee dalkaasi taas oo ay saarnaayeen 122 qof....
Waxaan halkan idiinka soo gudbin doonaa Muxaadiradii Fahanka Soonka iyo Shiikh Maxamuud Xaliike oo inta badan inooga Faa,iideeya Faa,iidada soonka iyo waxyaabaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay awood buuxda siin doonto Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada xiligaan...