WARARKA SOOMAALI

Hooyo Soomaliyeed oo Dadkii ilmada kadhamaysay Kadib markii kasheekaysay nin cunsuri ah oo cadaan ah si xun ujirdilay +video

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Rahma Warsame ayaa nin caddaan ah ilkaha ka daadiyay, kadib markii ay isku dayday in ay kala dhex gasho haweeney Soomaaliyeed iyo nin caddaan ah oo is haystay.

Balse maslaxadii ay ku jirtay ninkaasi ugu badalay inuu wajiga ka dhaawaco ilkahana ka daadiyo, taasoo cunsurinimo lagu macneeyay, waxayna heshay in ka badan 60 kun dollar oo qaaaraan internet-ka looga aruuriyay.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top