WARARKA SOOMAALI

Cabdillaahi maxamed ciise sooyaan oo Mudo badan Xanuun ladaala Dhacayay oo Caawimo lasoo gaadhsiiyey +Video

Waxaan halkan ku soo bandhigayanaa muuqaal mar labaad laga soo duubay Cabdillaahi maxamed ciise sooyaan oo mudo aad u badan ku dhibanaa waddanka kenya Waxaan Deeq Lacag ah soo gaadhisiiyey  Daad Soomaaliyeed oo rabigood ajar kaga dalbaday isagana kaga farxiyey

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Cabdillaahi oo mudo sodan sano kabadan  xanuun loo malaynayo sixir la daalaa dhacayey ayaan horay u heelin gurmad loo fidiyey amana laha carruur oo waligiiba muusan guursan lamana sheegin dad qaraabo dhow u ah oo mar kaliya u damqaday, Haddaba soomaalida ku dhaqan daafaha caalamka ayaa Qadar lacag ah ugu deeqay miskiinkan aad u silcay Walina u baahan inay dadka wax haystaa  ka waryahaan

SOMALI NEWS

To Top