Widhwidh Xili Tivga Somali News Tv Uu Booqday Deganka Geedxamarka Ee Gobolka Cayn Ayaan Waxaan Kula Kunay Caruur Dhalaana Oo Quraanka Alle...
Hadaad dhul iibsato oo aad khasnad ku duugan ka hesho dhulkaas maxaad samayn lahayd. Qisada maanta ee barnaamijka qisooyin uu nabigu (CSW)...
Waxaa sii kordhay tirada dadka ee uu soo ritey cudurka shuban biyoodka, magaalada Burco, iyadoo lasoo sheegayo in hadda uu cudurkaan soo...
Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay Ganacsatada Iskaashatooyinka ee goboladda dalka. HALKAN RIIX DAAWO VIDEO Kulankan oo ka dhacay...
London waxa ka dhacay laba weerar midi ahaa gaadhi midkalena midi, warbaahinta Ingiriiska ayaa toos u tebinaysa. Lix qof ayaa dhintay 30...
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo howl galada Xasilinta Caasimadda Muqdisho, Wuxuuna...
Dowlada Ethiopia aya eedeyn culus dusha uga tuurtay madaxweyne farmaajo oo ay katabanayaan inuu kula dhaqmay xushmad daro uu kula kacay Saraakiisha...
Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta Booqasho ku tagay Magaalada Boorama ee XaruntaGobalka Awdal kadib socdaal uu kaga...
Abaabul iyo Diyaar garow xooggan ayaa loogu jira banaan bax weyn oo lagu taageerayo boqolka maalmood ee Madaxweyne Farmaajo, kaasoo lagu wado...
Is bedel weyn ayaa laga dareemayaa waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo magaalada inteeda badan uu ka yaraaday hubkii iyo ilaaladii fara badnaa ee...