WARARKA SOOMAALI

Daawo: Carruurtu Goobta Dayacan ee ay ku Baranayaan Quraanka iyo Qaylo dhaan ku wajahan Muxsiniinta-Video

Widhwidh Xili Tivga Somali News Tv Uu Booqday Deganka Geedxamarka Ee Gobolka Cayn Ayaan Waxaan Kula Kunay Caruur Dhalaana Oo Quraanka Alle Kubaranaya Geed Baqo Lagu Hoos Xidhay Culima Awdiinaka Widhwidh Ayaa Waxay baaq Udireen Umada Muxsiniinta Ah Ee Samaha Jecel Oo Ay Kacodsadeen In Ay Kasoo Qayb Qaatan Dhismaha

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Quraanka Ilahay Oo Ah Kalaamka Alle Ayaa Isaga Barashadiisa Waxaa Intabadan Lagudhigtaa Goobo Dayaca Oo Aad Naxayso Marka Aad Dhulka Marto Inaguna Waxa Aynu Kujirnaa Guryo Qurux Badan Hadalkii Allena Waxa Uu Yahay Mid Dayacan

SOMALI NEWS

To Top