WARARKA SOOMAALI

Daawo:Qisadii Ninkii Dhulkii uu iibsaday Khasnada ka helay,Qisooyinkii Nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Qaybtii 8aad-Video

Hadaad dhul iibsato oo  aad khasnad ku duugan ka hesho dhulkaas maxaad samayn lahayd. Qisada maanta ee barnaamijka qisooyin uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa ay ka hadlaysaa nin sidaasi ay ku dhacday wuxuu sameeyay iyo sida arinkaas loo xaliyay. Casharo badan ayaa ku jira . Fadlan halkan ka daawo siina gudbi ajar baad ka heli.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top