Abwaan Ahmed Nuur Maxamed Cabdile oo Kamid ah Bahwaynta Reer Khaatumo ee Kunool Wadanka Dibadiisa Ayaa Hadal Jawaab ah Saxaafada u Mariyey...
Widhwidh Waxaa Maanta Deeqo Kaladuwan Oo Raashin Lacag Iyo Timir Isugu Jirta Deeqdan Waxaa lasoobaxday Gabadh Soomaliyeed Oo Usoo Wakiilatay Sh Cabdilaahi...
Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiska magaalada Gaalkacyo ay ku wada gaareen...
iyadoo mudooyinkii u danbeysay ay magaalada Laascaanood ee xarunta Gobalka Sool ka soconayeen shirar Balaadhan kuwaas oo ay hormuud ka yihiin Culimaa...
Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale (Xaaf) ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha uga degsan Maamulka Ahlusuna Waljamaaca. Axmed Xaaf waxa uu...
Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Bangiga aduunka uu ugu deeqay lacag dhan 50 Milyan oo Dollar-ka Mareykanka ah. Wasiirka maaliyadda...
Soomaalia ayaa markii ugu horeysay muddo 30 sano ah codeysay doorashadii madaxa guud hayada caafmaadka Aduunka ee WHO ee lagu doortey Dr....
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu wareysigan uu kaga hadlayaa waxyaaba badan oo ay ka mid tahay, waxa u qabsoomay boqolka maalin...
Dowladda Masar ayaa noqotay wadanka Afrika dhanka Ciidanka Millitariga ugu wanaagsan, waxaana ku xiga dalalka Algeria, Ethiopia, Nigeria iyo koonfur Afrika, kuwaasi...
Assalamu Calykum walaalBarnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu nabi Maxamed(CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nabi nabiyada ilaahay kamida...