WARARKA SOOMAALI

Muuqaal Agoonta Widhwidh Oo Deeqo Rashin Timir Iyo Lacag Lasoo Gaadhsiiyey Video

Widhwidh Waxaa Maanta Deeqo Kaladuwan Oo Raashin Lacag Iyo Timir Isugu Jirta Deeqdan Waxaa lasoobaxday  Gabadh Soomaliyeed Oo Usoo Wakiilatay Sh Cabdilaahi Cawed Culimada Agoontii Iyo Masaakiintii Deeqdan Qaadatay Ayaa Si Iskumida Ugu Duceeyey Gabdhaasi Muxsinada Ah

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Agoonta Widhwidh Ayaa Yagu Ah Kuwo Aysan Jirin Cid Ku Taxaluqda Madaama Ay Abaayaashood Dhinteen Waxaana Muhiim Ah In Agoon Kasta Lacaawiyo Meel Kasta Oo Ay Kajoogaan Dunida

SOMALI NEWS

To Top