WARARKA SOOMAALI

War deg deg ah-DAAWO-LIVE: Weeraro Gandhi iyo midi loo adeegsaday oo ka dhacay London.

London waxa ka dhacay laba weerar midi ahaa gaadhi midkalena midi, warbaahinta Ingiriiska ayaa toos u tebinaysa. Lix qof ayaa dhintay 30 waxaa loo qaaday cusbitaalada, booliska ayaa sheegay inay toogteen ruuxii looga shakisanaa weerarada oo mid lala beegsaday dad mukhyaada macamiil ka ahaa.

Weerarku wuxuu ka dhacay bartamaha London  habeenimadii sabtida ahayd, ama sabtidu sii baxaysay.

HALKAN KA TOOS UGA DAAWO….

[email protected]

 

SOMALI NEWS

To Top