WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Muruq-maalka Muqdisho ka Xamaasha iyo waxay kala kulmeen-Video

Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay Ganacsatada Iskaashatooyinka ee goboladda dalka.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Kulankan oo ka dhacay madaxtooyadda ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa saxaafada la hadlay qaar kamid ah ganacsatadii madaxweynaha la kulantay

“Dowladda waxay awood siin doontaa iskaatashooyinka ay ku midaysanyihiin dadka muruq maalka ah si loo kobciyo wax soo saarka beeraha, loo dhiirrigeliyo kalluumeysiga, dibna loogu dhiso kaabayaasha dhaqaalaha.”ayaa lagu daabacay bogga rasmiga ah ee dowladda

SOMALI NEWS

To Top