WARARKA SOOMAALI

Daawo Dawlada Ethiopia oo Farmaajo kagudbisay Dacwad kadhan ah Xushmad daro uu kula kacay Saraakiisha Ethiopia…..

Dowlada Ethiopia aya eedeyn culus dusha uga tuurtay madaxweyne farmaajo oo ay katabanayaan inuu kula dhaqmay xushmad daro uu kula kacay Saraakiisha Dowlada Ethiopia kajooga Soomaaliya.
Maxamed C/laahi Farmaajo Ayaa Waqti uu booqasho kutagay Magaalada Baydhabo oo ay Joogaan Ciidamada ugu badan ee Ethiopia aan Wax Ahmiyad Ama Waji Furnaan tusin Saraakiisha Ethiopia ee Iyagu Kusugan Magaalada Baydhabo . Saraakiishan oo uu ugu Horeeyo G. Gabre oo Kamid Ah Waaxda Sirdoonka ee Dowlada Ethiopia islamarkaan Uqaabilsan Soomaaliya.

HALKAN RIIX VIDEO DAAWO

SOMALI NEWS

To Top