WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyaata oo Xalay Afur u sameeyay Muslimiinta Kenya-Video

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyaata ayaa ku dhaqaaqay Talaabo muujineysa in Dowlada Kenya ay xushmo weyn u hayso dadka diimaha kala duwan leh ee ku nool dalkeeda, ka dib markii uu xalay Xaflad afurin ah u sameeyay Muslimiinta ku nool dalka Kenya.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Casuumaadan ay ka dhex muuqdeen Mashaa’iiq iyo aqoonyahanada islaamka ee ugu caansan Kenya ayaa xalay ka dhacday aqalka Madaxweynaha.

Uhuru Kenyaata ayaa ku labistay Khamiis iyo Cimaamad taasoo ah Dhar lagu yaqaano dadka Islaamka ah, wuxuuna gaba gabadii jeediyay Khudbad uu ku muujinayo sida Kenya kaga go’an tahay in dhamaan dadka la xaq dhowro.

SOMALI NEWS

To Top