WARARKA SOOMAALI

Daawo- Garaad Abdirashiid Cusmaan Ismaaciil oo ka hadlay dhacdooyinkii Balicad iyo X-Laguxidh+Dad Itoobiya Xidhxidhay-VIDEO.

Garaad Abdirashid Cusmaan Ismaaciil ayaa ka hadlay dhacdooyin maalmihii u danbeyey ka taagnaa deegamada xuduuda ku teedsan ee beesha uu Garaad u yahay ee Guleed Garaad degto, ayadoo dhawaan dil ka dhacay Balicad ka dib ay ciidamada Liyuu Boolisku xidh xidheen dad badan oo deegaanka ah,wuxuuna Garaadku ku baaqay in arintaas nabad lagu soo dabaalo, ayna tahay wax dad sokeeye ah oo qoysa ka dhexdhacay, wuxuuna sheegay inuu deegamada tegi doono.

HALKAN KA DAAWO…

WUxuu sheegay in abaartii laga soo doogey ahayd wax rabaani ah, false arintani tahay mid dadku ayagu keeneen wuxuna baaq u diray waxgaradka beesha Guleed Garaad iyo odayaasha deegaanka ku sugan inay hawshaas ku dhameeyaan si nabdoon.

[email protected]

SOMALI NEWS

To Top