WARARKA SOOMAALI

Daawo:Dhacdo Argagax leh oo Muqdisho ka dhacday iyo Wadaad loo haysto in uu Kufsaday Gabadh Da,yar-Video

Ciidamada booliska ee degmada Yaaqshiid ee gobolka ayaa Banaadir gacanta ku soo dhigay wadaad lasheegay in Uureeyay gabar yar oo qoyskeeda ugu geeyeen Qur’aan saaris.

Gabadhaan yar ayaa lasheegay in xanuunsaneyd waxaana qoyskeeda ugeeyeen wadaadkan waxaana lasheegayaa in si qaldan u isticmaalay gabadhaan yar.

Hadaba, booliska ayaa sheegay in ninkan oo diidan ubadkan uu haatan ku jiro gacanta booliska maxkamadna lasoo taagi doono.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

 

SOMALI NEWS

To Top