WARARKA SOOMAALI

Daawo:Laascaanood Wiil yar oo Mucjiso ah“Waxaan Rabaa in aan Ku Takhakhuso Dhaqaalaha iyo Siyaasadda,,Cajiib-Video

Cabdiraxman waa wiil yar oo kamid ah Caruurta Magaalada Laascaanood Madasha Midnimo oo waraysi laba su,aalood ah waydiisay ayuu wuxuu sheegay go,aan Dadkii ka yaabisaday kadib markii uu sheegay in uu doonayo in uu Ku Takhakhuso Culiuunta dhaqaalaha iyo Siyaasadda si buu yidhi aan u bad baadiyo Dadka iyo Dalkeyga.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top