WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne Farmaajo“Waxaan Balan ku Qaadayaa in Qof kasta oo Soomaali ah in uu Cadaalad Hello,,-Video

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa shalay wacad ku maray inuu wax ka qabanayo hanaanka cadaaladda ee dalka Soomaaliya, oo qaladaad badan uu ka jiro.

Madaxweynaha oo ka hadlay dibadbax ka dhacay Muqdisho, ayaa sheegay inuu la dagaalami doono musuqmaasuq ay ku kacaan dacwad oogayaasha iyo qaadiyaasha maxkamadaha.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Hadalkiisa ayaa yimid, ayada oo ay jiraan eedeymo badan oo ku saabsan in laaluush qaadasho ay saameyn ku yeelato go’aanada ay gaaraan maxkamadaha.

Qaar ka mid ah waxgaradka Muqdisho ayaa jawaab ka bixiyay hadalka madaxweynaha ee Cadaaladda ku aadan.

 

SOMALI NEWS

To Top